Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Guud ahaan amaanka magaaladda Hargeysa ayaa la adkeeyay iyada oo inta badan wadooyinka aad ku arkaysay ciidamo tiro badan.maanta

Guud ahaan amaanka magaaladda Hargeysa ayaa la adkeeyay iyada oo inta badan wadooyinka aad ku arkaysay ciidamo tiro badan.maanta

wadooyinka waawayn ee caasimadda ayaa inta badan la soo dhoobay ciidamadda kala duwan ee booliska kuwaas oo ilaa hada aan la sheegin sababta wadooyinka loo dhoobay

inkasta oo aanay xukuumaddu wax hadal ah ka soo saarin ciidanka amniga ee heeganka la galiyay hadana waxaad si sahlan magaaladda looga dareemayaa dhaqdhaqaaqyada ciidan

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com