Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Masaajidada magaaladda hargeysa qaar kamida ayaa maanta lagaga dhawaaqay mudaharaad ka dhan ah xadhiga sheekh aadan cabdiraxmaan (adan sunne) oo muddo usbuuc iyo dheerada ku xidhan xarunta cid-da ee hargeysa

6874

mudaraadkan ayaa maanta lagaga dhawaaway hargeysa waxaana la sheegay in maalinta bari laga qaban doono guud ahaan magaalada hargeysa gaar ahaan agagaarka shacabka oo ay u dhawdahay xarunta sheekhu ku xidhanyahay ee dambi baadhistu

si kastaba ha ahaatee mudaharaadkan lagaga soo horjeedo xadhiga sheekh adan sune ayaa laga warsugayaa waxa ka soo baxa iyadoo culimada waawayn ee caasimaddu ay hormood ka noqon doonaan mudaharaadkan salmiga ah ee lagu dalbanayo soo daynta sheekh adan sunne oo RRU-du gurigiisa kala baxday todobaad kahor

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com