Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Maxaynu Ugu Mashqulay Waxaan Dannaheen Ahayn?

Waxaad mooda badiba baryahan dabe in aay dadku kusoo badanayaan siyaasada iyagoo reer jeclaysi ka’n kanaa ka ficaan, iyo hadaanu nahay reer hebal waxab nalgama siinin kurastii la qaybinaayay.! ’’Dadku waa isku mid dalkuna waa dalkeena, dhamaanteenba inaga wada dhaxeeya hadba ruuxii aynu u fahano in uu dalka iyo dadka u faa iidaynayo aayaa inooga hagaagsan in aynu is garab taagno, kan kana ka fiicanta”

Kan kanaa ka fiican, aay aad u samayseey bulashada reer Somaliland gaar ahaan kuwa ku dhaqan qurbah ama qurba joogta.

Runtii waxa nasiib daro ku ah dadka Qurbaha jooga ee waliba haysada fursado badan o ayna haysan qol qol joojeenu, inagoo waxa kaga badali

hawenay

karana dadkeena iyo dalkeenaba iyo mid shaqsi ahaaneedba, waxaa inaga awood badatay, reer hebel iyo kan kanaa kafican.

Waxaa hoos u dhac wayni ku yimid dadka intiisa badan kuwa ku mashquulay waxaan daniba ugu jirin soona kordhinayan mid qadiyad ahaaneed. Run ahaantii bulshada caalamka waynu ka hadhnay waxaba iskuma qudhayno taasana inoogu wacan dib u socadaka iyo horu marlaanta ka taagan dalkeenii hooyo, umada reer Somaliland ee ku kala fafsan wadanada aduunak ee horey u marsan caqligeenu ha shaqeeyo yaynaan ku mashquulin wax aan faa iido inoo lahayn ee aynu ku mashquulo sidii is bedel llooga wada shaqayn lahaa dhan walba taa banaya.

Hadaba waxa aad is waydiisa maxaad ka fiidaysaa in aad qof ku tageertid qabiil !!waxan idinkula dardaarmayaa in aad qurbuhu waa iska dhib badan yahaye aad waxa fiicana aad ka qaadataan wixii xun ee diinteena iyo dhaqankeena ka soo horjeedana aad iska tagtaaan.!

Faaiidada waxa barashada

Sidaynu wada ogsoon nahay aadamuhu waxa uu isku dhaafay waxa barashada taasi oo sababtay markay dadku cilmi yeeshaan in ay horumar samayn karaan dhan walba ah oo noloshooda khusaysa.?

· Dadkan aynu la noolnahay ama dunidan hore umartay waxay halkaa ku gaadheen waa aqoonta iyo tacliinta ay barteen dhaxalna isku siyeen ayaa hodan ka dhigtay aynu la yaabanahay, Dadaalaa waa gaadhi karaa wana dhaafikaraa”

· Sidaa daraadeed waxan Dadka reer Somaliland kula dartaarmayaa in aydu waxa barashada kudadaashaan oo aydan ka caajisin waxa walba oo tacliinta ka hor istaagayana aydan dhag u dhigin ee hadafka waxa barasho xoojisaan,

· Taasa badanaa waxa wal oo himiladiina aad higsanaysaan musdaqbalka idiin fuduudaynaysa,

· Waxaad ogaataan in wadankeenii hooyo iinoo baahan yahay in aynu waxa u qabano idinkuna waxa ka qabsataan oo aad hore u marisaan,

· Bal eeg gabaygii hadraawi hadii aan idin xasuusiyo waxa uu lahaa marka uu waxa barashada ka hadlaaye

· Qalinkaa waxa suureeya saxiib kal furan weeye kugu sima halkaad doonto, sunto fara ku hayntiisa waligaa ha siidayn.

· Ruux wal oo dunidan magac iyo sharaf ku leh waxa uu halkaa kugaadhay waa aqoonta uu bartay, aad waxa u barta oo wakhtiga halaga faa iidaysto diinta iyo maadiba.

· Waxa jira dad aaanu nasiibkuba siin oo aad ka nasiib badan tihiin qurba joogtow ee fursadaad haysataan ha daayicina ugana faa iideeya dhalinta dalkeena ka soo haajirayba, ”waa xanuun tahriibku, waa cudur ama xanuun bilaa fikir ah”

caqoon la aani waa iftiin la aam CAAWI NAFTAADA, dalkaga iyo dadkaga.,!

Insha alllah waxan idiin rajaynaa in illahay idiinn fududeeyo aqoontaad oo ina garansiiyo wangaaga iyo jidka toosan dhamaanteenba allahu amiin

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com