Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa cod aqlabiyad ah ku laalay mooshin sahlaayay in Maayarada dalka xilka lagaga qaadi karo si sahlan oo cod hal dheeriya.

Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa cod aqlabiyad ah ku laalay mooshin sahlaayay in Maayarada dalka xilka lagaga qaadi karo si sahlan oo cod hal dheeriya.

Fadhigii maanta ee Golaha Wakiilada ayaa cod loo qaaday in xeerka gabi ahaanba la laalo iyo in la ansixiyo, waxaana u codeeyay in xeerkaas la laalo 25 Xildhibaan halka 21 Xildhibaan u codeyeen in la ansixiyo. 7 Xildhibaan ayaa ka aamusay Guddoomiyuhuna muucodeyn, sidaasna waxaa ku dhaqan galay in xerkii fudaydinaayay in Maayarada xilka laga qaado gabi ahaanba la laalo.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com