Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Gudoomiye Cirro Muxuu Ka Yidhi Su’aal Laga Waydiiyay Inuu Iska Casilayo Xilka Gudoomiyaha Wakiiladda

Gudoomiyaha golaha wakiiladda somaliland mudane cabdiraxmaan maxamed cabdilahi cirro ayaa si gaabsi ah uga jawaabay su’aal laga waydiiyay inuu iska casilayo xilka gudoomiyaha golaha wakiiladda somaliland

gudoomiye ciro oo warbaahintu maanta su’aashan waydiisay ayaa sidan kaga jawaabay ““mayee muddo kordhinta ha la iga daayo ayaan leeyahay oo la igu diidan yahay”

si kastaba ha ahaatee gudoomiye cirro oo laba jeer oo hore muddo kordhin loo sameeyay ayaa u eg siyaasi doonaya inuu isagoo haya xilka golaha wakiiladda u boodo madaxtooyadda arinkaas oo siyaasad ahaan ku adag somaliland

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com