Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Aqoonyahan deeq xasan daahir oo la filaayo in loo magacaabo maareeyaha haamaha shidaalka berbera ka dib markii khilaaf xoogani shaly ilaa doraato soo kala dhex galay xukuumada iyo maareeyaha haamaha shidaalka sheekh saleebaan siciid cali

ila wareedyo u dhuun daloola xarunta madaxtooyada jamhuuryada somaliland ayaa sheegaya in mudane deeq xasan daahir loo magacaabayo haamaha shidaalka berbera isagoo haatan ka tirsan xisbiga ucid balse ahaa aasaasayaashii xisbiga talada haya ee kulmiye
magaacaabistan soo shaac baxday todobaadkan ugu danbeeyay ka dib markii xidhiidh qarsoodi ahi dhex maray deeq iyo xukumada todobaadyadii u hore
aya waxay la xidhiidhaa kadib bmarkii khilaaf wayni soo kala dhex galay xukuumada iyo maareeyaha haamaha shidaalka ee berbera sheekh saleebaan oo sadexdii maalmood ee u danbeeyay ka dhawaajiyay hadalo maamulka madaxtooyada aad uga cadhaysiiyay sababtayna in mooshin uu soo dhigo baarlamanku lagu laalay heshiis qarsoodi ahaa oo ay xukuumadu maaganayd in ay haamaha ku wareejiso shirkado gaar ah isagoo u carabaabay gudida ilaalinta hantida qaranka xadi lacageed oo soo gala haamaha sanadkii oo dhan afar iyo labaatan milyan
dhinaca kale deeq xasan daahir oo ka mida xubin ka tirsan ururka dan iyo duco ayaa ah aqoonyahan taageero wayn ku leh gobalada saaxil iyo maroodi jeex
deeq oo aanu isnidhi wax ka waydiiya arintan oo aanu kula xidhhidhnay khadka telfoonka ayaanay noo suurta galin inaanu helno iyadoos xoogan arintani looga dareesanyahay magaalada bebera abuurtayna khal khal siyaasadeed oo uu sababay maareeyaha haamaha shidaalku sheekh saleebaan siciid cali
si kastaba ha ahaatee waa markii labaad ee ay waraka sheegaya in deeq xasan daahir loo magacaabayo haamaha shidaalka sidaanu ku helnay ilo wareedyo u dhaw dhaw madaxtooyada

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com