Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

CIIDAMADDA ETHIOPIA EE KU SUGAN XUDUUDA BALIGUBADLE OO GUDAHA SOMALILAND KU TOOGTAY LABA QOF OO MUWADIIN SOMALILAND AH

Ciidamadda ethiopia ee ku sugan xuduuda Magaaladda Baligubadle ee dhanka ethiopia ayaa habeenkii xalay mar ay u soo talaabeen gudaha xuduuda somaliland ee Baligubadle waxay si badheedha ugu toogteen labada qof o shacaba kuwaas oo saarnaa gaadhi ka yimi dhanka ethioipia oo siday kolonyo adhi ah

breaking news

labadda qof ee ciidanka ethiopia toogteen oo dumara ayaa mid kamid ahi isla xalayba u geeriyootay rasaasta lagu guray halka mid kale ilaa hada dhaawac tahay oo lagu dawaynayo magaaladda

Maaha markii ugu horaysay ee ciidamadda ethiopia gudaha somaliland dad shicib ah ku laayaan balse hore waxa u jirtay marar badan oo ay soo galeen gudaha somaliland ee wajaale halkaas oo ay ku dhibaatayn jiray muwaadiniinta somaliland

si kastaba ha ahaatee xukuumadda somaliland ayaan ilaa hada ka hadal arinkan ugubka ah ee ay ku kaceen ciidamadda ethioipia ee ku sugan xuduuda Magaaladda Baligubadle

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com