Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

MUUSE BIIXI OO 21 SANO KA DIB U-JID BIXIYAY WEEDH XANAF LEH OO SUUQA U GASHAY

Guddoomiyaha Xisbiga Talada Haya ee Kulmiye Mujaahid Muuse Biixi Cabdi ayaa markii ugu horeysay u-jid bixiyay weedh dhawr iyo labaatan sano ka hor laga guntay.muuseeee

Weedhan oo ahayd “Aniga Oo Wax Dilli Kara Duco Qaadan Maayee, Degta Qorigu Ha I jaro” ayaa waxa uu iskaga moosay wasiirka wakhtigan ee warfaafinta Somaliland cabdilaahi maxamed daahir cukuse

Waxaana uu yidhi “Weedhaas waan idhi waxaan anigu ula jeeday Somalia cida sida khaldan u turjuntay waa Cabdillaahi Cukuse oo ah Wasiirka Warfaafinta.” Sidaa ayuu yidhi Mud. Muuse Biixi Cabdi oo marti ku ahaa barnaamij aad u xiiso badan oo ka bixi doona maalmaha soo socda telefishanka caalamiga ah ee HCTV.

2 Responses to MUUSE BIIXI OO 21 SANO KA DIB U-JID BIXIYAY WEEDH XANAF LEH OO SUUQA U GASHAY

Leave a Reply to Mahamed Osman Cancel reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com