Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

ciyaartii dhex maraysay gobalada hawd iyo buuhoodle ayaa si habsami leh ku dhamaatay MAANTA iyadoo waxa rabshadina ka dhaciin IYO GOBALKA HAWD OO SOO BAXAY

Madaxweynenimo

warkiiugudambeeyay-midyar ciyaartii dhex maraysay gobalada hawd iyo buuhoodle ayaa si habsami leh ku dhamaatay iyado waxa rabshadina ka dhaciin .
ciyaarta ayaa ahayd mid weerar iyo weerar celisa gobal kastana waxa uu ku tamayay in uu guul kala caraabo .
ciyaarta ayaa ku soo gaba gaabawday baraajo hal iyo hal /1:1 si kasta oo ay ahaataba waxa baraajaha ku soo baxayay gobalka hawd.
ciyaaryahanda gobalada ayaa markii ay dhamaatay ciyaartu is gacan qaaday isuna hambalyey .
wareega sideed sideeda ayaa waxa loo soo wareegi doona casimaad hargeysa oo lagu qaaban doona garoonka weyn ee hargeysa stadium .

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com