Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Kooxaha Horyaalka Ingiriiska Oo Ay 145 Ciyaartoy Uga Qayb gali Doonaan Tartanka Qaramada Yurub Ee Euro 2016, Imisa Ciyaartoy Ayaa Kooxdaada Ugu Jira Euro 2016? Kooxdee Ayaad Filaysaa In Ay Ciyaartoyda Ugu Badan Ku Leedahay?

Euro2016

Waxaa xalay la soo gabagabeeyay kulamadii kala baxaa ahaa ee loogu soo baxayay tartanka qaramada Yurub ee Euro2016 ka oo France ka dhici doona sanadka cusub ee inagu soo aadan. 24 wadan ayaa tigidhka u goostay France kuwaas oo ka qayb gali doona tartankan, waxaana la samayn doonaa isku aadka kulamada Euro2016 iyada oo inta badan wadama kubbada cagta caanka ku ahi ay sanadkan xaadir yihiin.

Haddaba anaga oo hore idiinku soo gudbinay citaartiyda heerka caalami ah iyo shaxda kooxda ugu fiican ee Euro 2016 ka maqnaan doona, ayaanu qormadan idiinku soo gudbinaynaa ciyaartoyda tirada badan ee kooxaha horyaalka Ingriiska uga qayb gali doona tartanka qaramada yurub ee Euro 2016.

Kooxaha horyaalka Ingiriiska ayaa 145 ciyaartoy ku yeelan doono Euro 2016 haddii ayna inta ka horaysa soo gaadhin dhaawaco ay ku seegi karaan. Haddaba kooxdaada imisa ciyaartoy ayaa ugu jira? kooxdee ah kooxda horyaalka Ingiriiska ka ciyaarta ee ciyaartoyda ugu badan ku yeelan doonta Euro 2016?. Si aad aan jaawabaha su’alahan u helno halan kaga bogo warbixinta oo dhamaystiran.

Ciyaartoyda Kooxda Liverpool uga qayb gali doonta Euro 2016 = 16 ciyaartoy

Liverpool striker Christian Benteke could play a vital role at Euro 2016

1.Joe Allen (Wales)

2.Christian Benteke (Belgium)

3.Adam Bogdan (Hungary)* – labadii sano ee ugu danbaysay Hungry umuu ciyaarin laakiin si joogto ah ayuu kooxda ugu soo baxaa.

4.Emre Can (Germany)

5.Nathaniel Clyne (England)

6.Jordan Henderson (England)

7.Danny Ings (England)

8.Dejan Lovren (Croatia)

9.Adam Lallana (England)

10.Simon Mignolet (Belgium)

11.James Milner (England)

12.Alberto Moreno (Spain)

13.Divock Origi (Belgium)

14.Mamadou Sakho (France)

15.Martin Skrtel (Slovakia)

16.Daniel Sturridge (England)* – Dhaawac badan ayaa kulamo badan u diiday lama humo inuu taam u noqon doono

Ciyaartoyda Kooxda Arsenal uga qayb gali doonta Euro 2016 – 14 Ciyaartoy

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com