Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Safaarada Somaliland ee dalka Itoobiya, ayaa u guurtay dhisme casriya oo meeqaam ahaan la siman Safaaradaha caalamka ee ku yaala Addis-ababa. (daawosawiro)

(Addis-ababa)

(M S L)Safaarada Somaliland ee dalka Itoobiya, ayaa u guurtay dhisme casriya oo meeqaam ahaan la siman Safaaradaha caalamka ee ku yaala Addis-ababa. Dhisman oo u qalma Saafarada Somaliland isla markaana ay u dhanyihiin dhammaan qaybihii kala duwanaa ee adeega safaaradu qabato, waxaa qoraal uu kaga hadlaayo habkii ay ugu suurto gashay soo dhigay bartiisa Facebook-ga, Safiirka Somaliland u fadhiya Caasimada Itoobiya Maxamuud Aadan  Jaamac. Qoraalkaas oo u dhignaa sidan.

1 2 3 5 6 7 8 88 889 999 7777 9999 66666 6666666

“Safaaradda Jamhuuriyadda Somaliland – Waxaan filayaa in ay Safaarad ahaan iminka u dhiganto Safaaradaha kale ee beesha caaalamka qaarkoodna ay ka muuq iyo arag roontahay. Ileen “hugaaguna wuu kula shir tagaaye”. Markii xilka lay dhiibay ee aan imi Addis Ababa xafiis Liaison Office ah bay u meesha ku lahayn. Mùuqaalka xafiiskaa horena waxaan filayaa in dadka badankiisu arkay. Maanta waa Permanent Diplomatic Mission waxaana dowladda Itoobiyi ku qortay afar askari oo 24hrs ilaaliya sida Safaaradaha dowladaha caalamka ee la aqoonsan yahay. Inkastoo howl weynu gashay qabyano aanay si howl yar u dhammaanin, haddana waa gallad Illahay howshu halkay marayso iyo sansaanka muuqda.”

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com