Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

“Waxaanu U Aragna In Madaxweynuhu Aanu Diyaar U Ahayn in uu Fuliyo Go’aankii bali Diriye Guleed Ee Ay Sosareen Gurtidu Isaga oo Madaxweyne Ku Ah Mudo Kordhintii Guurtidu U Samaysay” Aqoonyahan C/laahi Sheekh Aadan

Aqoonyahan Cabdilaahi Sheekh Aadan Oo Ka Mida Aqoonyahanka Gobolka Togdheer ayaa Naqdiyay Kulan Ay La Yeeshan Madaxwaynaha Somaliland Markii Uu Ku Sugnaa Gobolka Togdheer
 Kulankaasi Oo Ujadadiisu Darana Sidii Cuqaasha Iyo Waxgaradka Kasoo Jeeda Deegaanka Diriye Guleed Iyo Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamud Silaanyo Ay Uga Wada Hadli Lahayeen Deegaanka Diriye Guleed Oo Ay Go,aano Kasoo Sareen Gudidi Ka Socoatay Golaha Gurtida Somalialand Taas Oo Ay Soo Af Jartay Muranki Ka Taagnaa Deegaankaasi Oo Ay Ukale Xukuntay Dadki Ku Muransanaa Deegaanka Diriye Guleed,
Kulankan  Oo Ahaa Mid ay Albaabadu Uu Xidhnaa Oo Qaatay Sacado Badan ayaa Ku Soo Idlaaday Mid Aan Wax Natiijo ah Lagu Gaadhin Walawso Madaxwaynahu  Deegaanka Diriye Guleed Mar Kale Usaaray Todaba Xubnood Oo

Ka Tala Bixiya Muaranka Ka Taagan Deegaanka Diriye Guleed Oo Sababay Mid Lagu Kale Kaco Kulankaasi .

Aqoonyahan C/laahi Sheekh Aadan Oo Shabakada Hadhwanaagnews Uga Waramay Habka Uu Shirkaasi Udhacay Xukumada Uu Garwadeen Ka Yahay Axmed Maxmed Maxamud Silaanyo Ku Tilmaamay Mid Ku FashilantaY Fulinta Go,aanka ay Kasoo Saartay Deegaanka Diriye Guleed Gudidi Ka Socotay Golaha Gurtida Somaliland Waxana Uu Idhi
“waxaan aad ula yaabay  markii aanu burco kula kulanay madaxweyne siilaanyo,
waxaanu u gudbinay cabasho aanu kaga cabanaynay  go’aankii guurtidu ka soo saartay bali diiriye guuleed oo wasiir ku xigeenka Amnigu mugdi geliyey isagoo horena aanu u arkaynay in uu dhinac la safnaa ayaa waxa dhacdey in uu qoraal usoo diray  maamulka gobolka togdheer uu ku amrayo in la fuliyo go’aanka guurtida isla todobaad ka dibna wuxu soo qoray qoraal kale oo uu ku  joojinayo fulintii Arintaas oo ceeb ku ah sunnaha dowladnimo ahna wax lala yaabo hadaba halkii aanu ka eegaynay in madaxweynuhu talaabo   cad ka qaato arintan beeshiisana runta u sheego ayuu yidhi waxaan magacaabay gudi arintan dhamaysa, meesha uu gudida u magacaabay uma baahna gudi waxaanu u aragna in madaxweynuhu aanu diyaar u ahayn in uu fuliyo go’aankii guurtida isaga oo madaxweyne ku ah mudo kordhintii guurtidu u samaysay waxaan aaminsanahay in xukuumadu dhinac u xaglinayso kana warwareegayso in ay sharciyada fuliso sidaa daraadeed ma sugi doono cid danbe ee waxaanu ku dhaqaaqayna sidii aanu u dhisan lahayn tuuladayada la baabiiyey Ninka naga dheerina ha naga boodo “
Isku Soo Wada Duubo Maha Markii Ugu Horaysay Ee Aqoonyahan C/laahi Sheekh Aadan Uu Ka Hadlo Arinka Ka Diriye Guleed  

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com