Guddida Diwaan-galinta Ururada Siyaasada Oo Digniin U Diray Labada Garab Ee Khilaafku Ka Dhextaagan Yahay Ee UCID.
Guddida diwaangalinta ururada siyaasiga ah ee Somaliland isla markaana gacanta ku haya dacwad uu Musharaxa madaxweyne ee xisbiga UCID Jamaal Cali Xussen u Gudbiyey ayaa waxaa ay maanta soo saareen warqad digiin ah oo ku socota labada garab ee xisbiga UCID