Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

“Ingiriiskuba Midawgii Yurub Wuu Ka Baxaye Annaga Maxaa Naloogu Diidayaa”… Wasiirka Ganacsiga

Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo malgashiga caalamiga ah ee Somaliland Eng. Xuseen Aadan Cige (xuseen-dayr), ayaa beesha caalamka ku canaantay in ay eex iyo cadaalad darro ka galeen Somaliland maadaama oo ay muddo 25 sanadood ah u diideen in ay aqoonsadaan.

Waxaanu wasiirku tusaale u soo qaatay aftidii ay todobaadkii hore bulshadda dalka Ingiriisku kaga baxeen ururka midawga Yurub, isla markaana ay ummadda reer Somaliland xaq u leeyihiin in ay taasi ku doodaan.

Halka daawo hadalka wasiirka:

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com