Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Gudoomiyaha Ururka Saxafiyiinta Somaliland Ee SOLJA Oo Dhaliilo Xoogan Usoo Jeediyay Siyaasiyiinta Somaliland,Fariina U Direy Madaxwayne Siilaanyo

 

 

Gudoomiyaha ururka saxafiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac “Xuuto” ayaa dhaliilo xoogan usoo jeediyay siyaasiyiinta Somaliland,kana hadlay muhiimadda ay warbaahintu u leedahay qaranka.

Sidoo kalena waxa uu gudoomiyuhu fariin u direy madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com