Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Daawo Muuqalka”Ururka Kulan Oo Cisbataalka Dhimirka Ee Berbera Ugu Deeqay Furshaanta Lagu Seexdo Iyo Taangi Biyood 40 Foosto Qaada Oo Ay Udhiseen( dhakhtarku hada sidii hore aad ayuu uga wanaagsanyahay horana waan u soo caawinay maantana tan aan idin gudoonsiinayno cid kastoo ka qayb qaadataY ilaahay xasanaad ha ka siiyo MAARWO YASMIIN MAXAMUUD DHOOLAYARE)

dhakhtarku hada sidii hore aad ayuu uga wanaagsanyahay horana waan u soo caawinay maantana tan aan idin gudoonsiinayno cid kastoo ka qayb qaadata ilaahay xasanaad ha ka siiyo MAARWO YASMIIN MAXAMUUD DHOOLAYARE

DSC05354-1024x576cropped-mmsll.png

 

Ururka Kulan oo ka dhisan dalka Debediisa dalka Gudihiisana xarumo kuleh kana shaqeeya caawinta dadka tabaalaysan ee kujira Cisbataalka Dhimirka ama Maskaxda ee Berbera ayaa maanta Cisbataalkaas ku wareejiyay furshaan hurdo Marwaxado iyo Taangi Biyood 40 foosto oo biyaha ah qaada oo sabad ah oo ay goobtaas Cisbataalka Uga dhiseen.

Waxaana kasoo qeyb galay ku wareejinta Deeqdan Cisbataalka dhimirka Gudoomiyaha Golaha Deegaanka Cabdishakuur Maxamud Xasan(Cidin)iyo Gudoomiye Kuxigeenka Gobolka Saaxil Maxamed Indhabac iyo Maamulaha Guud ee Cisbataalada Berbera Maxamud Cige Yuusuf Waxaanay dhamaantood masuuliyiintaasi mahad Naqeen Ururka Kulan ee deeqda soo bixiyay iyaga oo kula dardaarmay in aanay deeqaha iyo caawinta walaaladooda xanuunsan aanay joojin.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Barnaamijkan oo Dhamaystiran

 

DSC05351 DSC05368 DSC05387 DSC05389 DSC05370 DSC05373 DSC05391

DSC05394 DSC05354 DSC05355 DSC05364

DSC05346 DSC05347

DSC05395 DSC05396 DSC05397

DSC05370

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com