Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Agaasimihi Guud Wasaarada Shaqada Maxamed Faarax Xirsi ayaa goor dhaweyd ku geeriyooday magaaladda Hargeysa.inaa lilaahiwainaa ilayhi raajicuun

Agaasimihi Guud Wasaarada Shaqada Maxamed Faarax Xirsi ayaa goor dhaweyd ku geeriyooday magaaladda Hargeysa.14192166_10154447841875489_6333217488633376812_n

Marxuum Maxamed Faarax waxa uu ka mid ahaa siyaasiyiinta Somaliland ee wax ka soo dhisay xisbiga kulmiye, waxaanu ka sokow wasaarada shaqada iyo arrimaha bulshada uu ahaan jiray agaasimaha guud e wasaarada deegaanka.

Rabbi naxariistii janno ha ka waraabiyee marxuumka ayaa waxa uu ka mid ahaa siyaasiyiinta afka gaaban isla markaana ku foognaa shaqadiisa.

Allah haw u naxariisto marxuumka

sidoo kale bahda mareegta shabakada wararka ee maanta somaliland ayaa tacsi u diraysa eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuumku

xuseen xarbi

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com