Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

ciyaar aanooceeda hore loo arag oo kubada kolayga ah oo maanta ka dhacday magaalada gabilay

 

cropped-mmsll.pngciyaaro  aan hore looga  aqoon somaliland ayaa maanta markii ugu horaysay laga hirgaliyay gobolka gabilay ciyaartaasi oo lagu magacaabo

3&3 oo kubada kolayga ah ayaa maanta ciyaar xiiso badani ku dhex martay magaalada gabilay kooxda 26 juun   ee  iyo kooxda carafo  ciyaaratan oo uu soo agaasimay maayarka gabilay ayaa waxaa miiska juuriga fadhiyay siciid xarbi halka khaalid dhuxulna uu ahaa siidhwalaha

 

15698177_876656815810791_6144641452739797559_nwaxaana ka soo qayb galay maayarka gabilay mudane maxamed amiin waxaanay ciyaartu ku dhamaatay 36 ay keensatay kooxda 26 juun halka ay kooxda carafo ay keensadeen 33

ciyaartan noocan ah ayaa ah tii nooceeda oo kale ah ee ugu horaysay dalka iyadoo tiimkiiba ka koobnaa afar kooxood

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com