Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Murashax Faysal Cali Waraabe Oo Shaaca Ka Qaaday In Dib Loo Dhigay Qabsoomida Doorashada Madaxtooyada Iyo Nuxurka Qodobada Ay Abwaanadu Kala Hadleen Oo Uu Midh Midh Uga Hadlay

Murashaxa madaxwayne ee xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay nuxurka uu daaranaa kulankii ay maanta la yeesheen abwaanada magaca iyo maamuuska ku leh Somaliland iyo nuxurka qodobada laga wada hadlay.

Faysal Cali Waraabe ayaa sidoo kale sheegay in ay isla qaateen inaan doorashadu wakhtigan dhicin oo ay dib u dhacdo isaga oo sheegay inay fariintaana gaadhsiin doonaan gudida komishanka doorashooyinka qaran iyo waliba golaha guurtida Somaliland

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com