Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Daawo Muuse Biixi Cabdi Oo Faah-faahin Ka Bixiyey Kulankii Maanta Ee Saddexda Xisbi Qaran Iyo Gudida Komishanka Iyo Nuxurka Qodobada Ay U Gudbiyeen Gudida Komishanka

 

 

Murashaxa xisbiga muxaafadka ah ee KULMIYE Mujaahid Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay kulankii maanta dhex maray saddexda xisbi qaran iyo guddiga komishanka doorashooyinka qaranka.

Sidoo kalena Muuse Biixi Cabdi waxa uu faahfaahin ka bixiyey nuxurka qodobo ay u gudbiyeen guddiga komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland .

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com