Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

WAR DEG-DEG AH: KOOXDA FANAANIINTA XIDDIGAHA GEESKA OO UU GALABTA GAADHI KULA DHACAY DULEEDKA HARGEYSA

Fanaaniinta Xiddigaha geeska ayaa lagu soo waramayaa in uu goor dhaweyd gaadhi kula dhacay Duleedka Kaantaroolka Abaarso.17555361_10155128026695489_486797493_n

Ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay gaadhigan la dhacay kooxda Fanaaniinta ah, hasayeeshee waxa lagu soo waramayaa in iyaga oo ku sii jeeda dhinaca galbeed ee magaaladda Hargeysa isla markaana socdaal ugu soo baxayay gobolada Galbeedka uu la dhacay Gaadhigii ay saarnaayeen.

 

Warkan oo faahfaahsan goor dhaw la soco SHABAKADA WARARKA EE MAANTA SOMALILAND.COM

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com