Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

DAAWO MUUQALKA”FILLIM KU SAABSAN TAARIIKH NOLOLEEDKII IYO DOORKII HOGGAAMINEED EE MARXUUM MAXAMED X IBRAAHIM CIGAAL

 

Bahda warbaahinta madaxabannaan ee HIMILO MEDIA GROUP, waxay macaamiishooda sharafta leh ee kala ah kuwa sida joogtada ah u akhrista WARGEYSKA HIMILO iyo kuwa sida tooska ah ugu xidhan WEBSITE-KA HIMILOMEDIA.COM iyo YOUTUBE-KA.

haddaba, guud ahaan bulshada Somaliland meel kasta oo ay ku nool yihiin waxay Himilo Media Group usoo bandhigayaan Fillim taariikhiya oo ku saabsan taariikh nololeedkii, doorkii hoggaamineed iyo marxaladihii kala duwanaa ee uu soo maray Madaxweynihii labaad ee Somaliland Marxuum Maxamed X Ibraahim Cigaal, illaahay naxariistii janno hawgu deeqee.

Waxaana xusid mudan in Sanadguuradii shan iyo tobnaad ee ka soo wareegtay geerida madaxweynihii labaad ee somaliland Marxuum Maxamed X Ibraahim Cigaal oo ku beegneyd o3may2017, sidaasi awgeed bahda HIMILO MEDIA GROUP waxay kuu diyaariyeen oo ay halkan kuugu soo bandhigayaan fillim ku saabsan taariikh nololeedkii iyo waayihii siyaaseed ee marxuum Maxamed X Ibraahim Cigaal ee daawasho wacan.

HALKAN KA DAAWO

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com