Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Markii U Horeysay Ka Hadashay Sheekh Boosaaso Ka Yimi Oo Hargeysa Ku Dawaynaya Dadka Ay Hayaan Xanuunada Sixirka,Isha Iyo Jinku

 

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland ayaa markii u horeysay ka hadashay Sheekh caan ah oo lagu magacaabo Cabdul Xaq oo ka yimi Boosaaso isla markaana Hargeysa ku dawaynaya dadka ay hayaan xanuunada Jinka,Sixirka iyo Ishu,kaas oo goobta uu dadka ku dawaynayo ay iskugu soo baxeen boqolaal dadwayne ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com