Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Wasiirkii Hore Ee Biyaha Somaliland Baashe Cali Jaamac Oo Ka Hadlay Kulankii Dhex Maray Madaxwayne Siilaanyo Iyo Cali Khaliif Galaydh Iyo Wada Hadalada Dawlada Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo

Maanta Somaliland

Maanta Somaliland

Wasiirkii hore ee Biyaha Somaliland Baashe Cali Jaamac ayaa ka hadlay wada hadalada u bilaabmay dawlada Somaliland iyo Kooxda Khaatumo iyo waliba kulan dhex maray madaxwayne Siilaanyo iyo horjooge Cali Khaliif Galaydh.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com