Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

HUTEL CUSUB OO LA MAGAC BAXAY OO DHOOLAYARE HUTEL OO MUNAASABADA CIIDA AWGEED XADHIGA LAGA JARAY+sawiro

waxaa caawa oo ay ku beegantahay habeenkii ugu danbeeyay bisha barakaysan ee ramadaan ee habeenka ciidal fidrigalaga laga furay magaalada hargaysa hoteel casri ah oo lagu magcaabo xarunta ganacsiga ee dhoolayare hotell oo ku yaala wadada isgoyska ee togdheer

munaasabadaa furitaanka oo ay  ka soo qayb galeen marti sharaf badani oo uu ka mid yahay madaxwaynihii hore ee somaliland axmed yuusuf yaasiin xildhibaano ay ka mid yihiin xildhibaan waysacade suxufiyiin waa wayn oo ay ka mid yihiin axmed siciid cige suxufi ducaale iyo wasiirka ganacsiga mudane shucayb iyo wasiir ku xigeenka maaliyada cali dhagoole  waxaana munaasabadaa furitaanka hutell dhoolayare laga soo jeediyaya hadalo nuxurkoodu ahaa sidii maalgashigan balaadhan loogu soo kordhiyay caasimada hoteelkan oo hurdo iyo cuntaba leh waxaad kaloo ka heli kartaa adeegyo kala duwan waxaad kala xidhiidhi kartaa  0634733961

19441488_504804703195207_1402477127_n

dhoolYre hoteel19420839_504734466535564_4675617989676708007_n

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com