Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Madaxtooyada Somaliland Oo Ka Hadashay Safarka Madaxwayne Siilaanyo Ku Joogo Dalka Imaaraadka Carabta Kana Dhawaajiyey Halka Uu Ku Tukan Doono Madaxwayne Siilaanyo

 

 

Madaxtooyada Somaliland ayaa ka hadashay safarka madaxwayne Siilaanyo ku joogo dalka Imaaraadka Carabta,waxaana ay ka hadashay halka uu madaxwayne Siilaanyo ku ciidi doono maalinka Ciidal Fidriga.

Sidoo kalena madaxtooyadu waxay ka hadashay warar lagu canaanto madaxwayne Siilaanyo oo  sheegaya in aanu madaxwayne Siilaanyo dalka ka tagan oo uu taladii dalku gacanta ugu jirto koox gaar ah.

Arrinkan ayaa waxa ka hadlay afhayeenka madaxtooyada Somaliland Xuseen Aadan Cige “Dayr”.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com