Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Shacabka Hargeysa La Tukaday Salaada Ciidal Fidriga Kana Hadlay Heshiiskii Ay kala Saxeedeen Dawlada Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo

Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil “Saylici” ayaa maanta shacabka Hargeysa la tukaday salaadii Ciidal Fidriga,wasiir Khaliil wasiirka diinta iyo Aw-qaafta Somaliland ayaa umada reer Somaliland ugu  baaqay inay isku naxariistaan isna caawiyaan loona gurmado dadkii ay halakeeyeen abaarihii dalka ka dhacay.

Madaxwayne ku xigeenka oo isna shacabka la tukaday ayaa shacabka Somaliland ugu baaqay in wada jirka la ilaaliyo isaga oo sidoo kalena ka hadlay heshiiskii ay kala saxeexdeen dawlada Somaliland iyo kooxda Khaatumo .

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com