Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Ugaaska Guud Ee Gobolka Saaxil Oo Hargeysa Lagu Doortay Iyo Qaban Qaabada Caleemo Saarkiisa Oo Socota

Ugaas guud ee beelaha gobolka Saaxil(Ciise Muuse) ayaa dhawaan lagu doortay magaalada Hargeysa.

Shir ka dhacay waqooyiga magaalada Hargeysa ayaa loo doortay ugaaska guud ee beelaha Ciise Muuse ee gobolka Saaxil inuu noqdo Ugaas Xaaji Yaasiin Jaamac Cabdi Casoowe.

Ugaaska ayaa dhawaan lagu caleemo saarayaa isla waqooyiga magaalada Hargeysa, iyada oo qaban qaabada munaasibada caleemo saarkiisuna ka socoto magaalada.

Ugaas Xaaji Yaasiin Jaamac Cabdi Casoowe ayaa la filayaa in marka la caleemo saaro uu tagi doona deegaanada kala duwan ee gobolka Saaxil.

Ugaas Xaaji Yaasiin Jaamac Cabdi Casoowe oo ah nin dhalinyaro ah oo firfircoon ayaa ka mid noqonaya madax dhaqameedka

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com