Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Ciidamada Somaliland Ee Kala Duwan Oo Tabobaro Ka Heli Doona Imaaraadka Carabta.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa cadeeyey in dawladda Imaaraadku tabobaro ay siin doonto ciidamada amaanka iyo Militaryga Somaliland.
Waraysi uu madaxweyne Muuse Biixi siiyey wakaaladda wararka ee Reuters ayuu ku sheegay in ay dawladda Imaaraadku tabobar siin doonto ciidamada Qaranka Somaliland.

Waxa kale oo uu sheegay in ay iska kaashan doonaan labada dawladood ee Somaliland iyo Imaaraadku arrimo badan oo dhinaca amaanka iyo horumarinta dhaqaalaha ku saabsan.

Madaxweynaha oo waqtigan ku sugan dalkaasi Imaaraadka ayaa waraysi aad u xiiso badan siiyey wakaaladda wararka ee Reuters, isaga oo kaga hadlay waraysigaasi arrimo badan oo xiiso gaar ah leh.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com