Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

DAAWO; XUSKA DHALASHADA RASUULKEENII SUUBANAA N.N.K.H OO LAGU QABTAY MAGAALADA ARABSIYO EE GOBOLKA GABILEY.

Munaasibada udiyaar garowga xuska dhalshada Rasuulkeenii Subanaa Ee Nabi Muxumed N,N.K,H Ayaa lagu qabtay magaalada Arabsiyo ee Gobolka Gabiley.

Xaflada Udiyaar garowga dhalashada rasuulkeenii Subanaa Ee Nebi Muxumed ayaa waxaa kasoo qaybgalay culimo Awdiin tiro badan iyo Ardayda waxka barata madarasada arabsiyo oo iyagu kusoo bandhigay Nashiidooyin kala duwan oo lagu waynaynayo dhalashada Rasuulkeena N,N,K,H.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com