Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Waa Sidee Somaliland Sanad Ka Dib ? W/ Qoray Suxufi Samatar Cabdilaahi aadan wayab

Somaliland Oo Ah Qaran Soddon Jirsaday Ayaa Waxa Majaraha U Qabtay Dabayaqadii Sanadkii 2017 Madaxweyne Cusub Ka Dib Markii Doorosho Ka Qabsoontay Guud Wadanka Somaliland Hadaba Akhriste Somaliland Oo Oo Kala Danbeyeen Afar Madaxweyne Shana Ku Yahay Madaxweyne Muuse Hadaba Maxaa Ku Cusub Xukumadan Majaraha U Hayo Muuse Biixi ?

Waxa Ku Cusub Waxyaabo Badan Oo Xukumadihii Somaliland U Kala Danbeeyay Aan Hore Loo Arki Jirin Ugu Horayn Akhriste Waxaan Doonayaa Inaan In Yar Idiin Sawiro Waa Sidee Somaliland Sanad Ka Dib ?

Somaliland Sanad Ka Dib Waa Markii Kowaad Ee Jabhad Reer Somaliland Ka Dhex Samays Mato Taas Oo Ku Dhawaaqday Inay Ka Dhex Dagaalamayso Gudaha Somaliland Waa Markii Kowaad Ee Aanu Si Wada Jira U Wayno Saxiibo Badan Oo Somaliland Dunida Ku Lahayd Waa Markii Kowaad Somaliland Barlamaan Wadanka Somalia Yimadaan Markii Kowaad Wufuud Ka Socota Wadanka Cadowga Nahay Somalia Yimaado Gudaha Somaliland Markii Kowaad Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Ku Dhex Qabsado Shir Gole Wasiiro Markii Kowaad Ee Safaaradihii Aaanu Ku Lahayn Wadanka Itoobiya Loo Soo Raray Magaalada Diridhaba Markii Kowaad EE la Arko Odayaasha Ugu Waaweyn Somaliland Oo Cabanaya Waa Markii Kowaad Qaar Ka Mid Ah Gaadiidka Dadweynaha Loo Diido Inay Maraan Wadanooyinka Magaalada Qaar Waa Markii Kowaad Oo Xaafado Ka Mid Magaalada Hargeisa Ay Samaystaan mayor Cusub Iyada Oo Maamulkii Dawlada Hoose Sharciga Joogo Arimahaas IYO Arimo Kale Oo Badan Ay Tahay Waxyabaaha Ku Cusub Somaliland .

Xaladaas Somaliland Imika Ku Sugan Tahay Oo Xaalad Aad U Adag Oo Madaxweynaha Somalia Oo Inagu Handaraabo Dhamaan Albaabadii Caalamka Ee Inoo Furnaa Somaliland OO Maalin Maraaxil Soo Maraysay Ayaa Dadka Indheer Garadka Ah Siyaasada Cabira Ay Sheegayaan In Somaliland Haday Qaadi Wadayo talaabooyin Hor Leh Ay Soo Wajihi Doonaan Culusyo Badan Oo Somalia Saarto Sida Imika Qaar Ka Mid Aynu Aragnay Sida Deeqihii Caalamka Somalia Gacanta Ku Dhegtay Iy In Ay nagala Wareegto Saxiib Somaliland Mudo Ay Lahayd Ee Ahayd Itoobiya Iyo Somaliland Mar Qudha Waydo Una Gacan Galay Gacanta Cadowga Taasna Ay Sababtay Siyaasad Xumada Dhinaca Arimaha Dibada Somaliland Qabsatay Taas Wax Waxqabad CAD Ayna Samayn Wasaarada Arimaha Dibada Hadaba In Yar Aan Dib U Eegno Somaliland 2008 EE Ahayd Jawharadii Laaga Dhex Helay Geeska Africa Taas Oo Indhaha Caalamku U Soo Wada Eegayeen Sanadaa Waxa Wadanka Ka Ahaa Madaxweyne Mudane Daahir Rayaale Kaahin Kaas Oo Ahaa Madaxweynihii Hogaaminta La Wareegay Ka Bacdi Markii Uu Geeriyooday Madaxweyne Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal Isaguna Talada Wareegay Xiligaas madaxweyne Daahir Waxa Uu haystay Xidhiidhka Iyo Kalsoonida Saxiibada Jaarka Taas Oo Intooda Badan Isagu Saamayn Kulahaa Is Bedelada Ka Dhacay Geeska .

Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin Oo Ahaa Madaxweynihii Saddexaad Majaraha U Qabta Qaranka Ayaa Sarkaal Nabd Sugid Aad U Habuubsan Iyo Hogoomiye Aad U Caqli Badan Taas Oo Ka Arki Karto Sida UU Dhisay Siyaasada Gudaha Iyo Sida Farshaxanka Leh Ee Sameeyay Siyaasada Arimo Dabaded Oo Saamayn Leh Xiligaas Daahir Rayaale Ahaa Markii Ugu Horaysay Unaga Danbaysay Ee Ay Yimadaan Madax Meeqaankaas Leh Iyo Safaradii Heerka Sare Ahaa Madaxweyne Rayaale Ka Helay Dunida Taas NAXDIN Iyo Anfariir Iyo Af Kala Qaad Ku Noqatay Maamuladii Somalia Ka Jiray Kuwaas Baqasho Weyn Ka Qabay Somaliland Taasna Ay Keentay Shaqada Wanaagsan Ee Uu Hayay Madaxweyne Daahir Hadaba Guulihii Ugu Waaweynaa Ee Ay Ka Gaadho Dhinaca Siyaasada Arimaha Dibada Xiligaas WAA Markii ugu Awood Weynayd Hadan In Yar Iyada Aan Idin Sawiro Iyada Hogaamintaa Maadaxweyne Siraanyo Oo Ahyd Ta Lumisay Meeqaamka Somaliland Dhinaca Aragtiday Siday U Lumaysayna Aan Idin Tuso Oo Markii U Horay Ee Somalia Lala Fadhiisto Taas Keentay Dabac Ku Yimid Xanjeerkii Geejisnaa Ee Somaliland Iyo Baqashadii Laga Qabay Somalia Ee Ahayd In Qofka Somalia Soo HADAL Qaada ula Dhignaa Sidii Nin Diinta Caayay Oo Kale Taas oo Keenaysay InShacabku Kalsooni Weyn Ku Qabo Jiritaanka Iyo Madax Baanida Somaliland Shaqsi Kastaana MAANKA iyo MASKADAXDA Ku Hayay Somalia Inay Mar Walba Tahay Cadowga SoMALILAND Balse Markii Dhacay Inay Isku Furmaan Somalia Somaliland Ay Luntay ……………………………………………. La Soco Qaybta Danbe

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com