Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Blowga Qaybinata Aqoonsiga Shaqaalaha Dawladda iyo Shaqaalaha Gobolka Sanaag oo lagu bilaabay gudoonsiinta Aqoonsi baadi-sooc u noqoin doonn

Blowga Qaybinata Aqoonsiga Shaqaalaha Dawladda iyo Shaqaalaha Gobolka Sanaag oo lagu bilaabay gudoonsiinta Aqoonsi baadi-sooc u noqoin doonn

Kadib markii la soo af-meeray hawl-qabadkii qaran ee suggida tirada iyo tayada Shaqaalaha Dawladda isla markaana Shaqaalaha Dawladdu yeesheen keyd iyo xog-buuxda ayaa waxaa bilowday in Shaqaalihii la diiwan-geliyey loo sameeyo aqoonsi shaqaale “Employee ID card”

-Aqoonsigan ayaa Shaqaalaha u noqon doonna summad ay kaga duwanaadan shacabka Wasaaradda ama xarunta dawladeed u soo adeeg doontay isla markaana kor u qaadi doonna hannaanka dawladnimada iyo haybada Shaqaalaha Dawladda

-Kaalinta tuutuhu kaga jiro astaanta ciidanka qaranka ayuu aqoonsigani-na u geli doonna Shaqaalaha Dawladda waxa aanu u horseedi doonnaa in uu u furo jidad badan oo soo socda Idan Alle

-Bilowga qaybinta aqoonsiga shaqaale ee shaqaalaha ayaa lagu daah-furay Gobolka Sanaag iyada oo gobol walba iyo xarumaha Dawladda-na laga bilaabi doonno Idan Alle ayuu ku sheegay qoraal kooban gudoomiye sharmaake

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com