Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Arsenal ayaa guul weyn garoonkeeda Emirates kaga gaadhay kooxda uu ficiltanka weyni ka dhexeeyo ee Tottenham kaddib ciyaar xiiso badan oo lix gool la iska dhaliyay.

Arsenal ayaa guul weyn garoonkeeda Emirates kaga gaadhay kooxda uu ficiltanka weyni ka dhexeeyo ee Tottenham kaddib ciyaar xiiso badan oo lix gool la iska dhaliyay.

Guushan ayaa ah mid uu gacanta ugu weyn ka qaatay Emerick Aubameyang oo laba gool u dhaliyay wiilasha Unai Emery waxaana uu kulankani dhibco wadaag ka dhigayaa labadan kooxood.

Arsenal ayaa 4-2 kaga adkaatay Kooxda Kubada Cagta ee Tottenham, waxaanan halkan hoose idiinku soo gudbin doonaa sidii loo ciyaaray horyaalka Ingiriiska.

Dhinaca kale Kooxda Chelsea FC ayaa 2 – 0 ku suul daartay kooxda kubbada cagta Fulham

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com