Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex oo Xukun Sadex Sano Ah Ku Riday Garsoore

Maxkamada gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta xukun sadex sano ah ku riday Garsoore Asad Cilmi Nuur oo ka hawl geli jiray Maxkamadaha dalka.

Waxa kale oo ay Maxkamada gobolka Maroodi-jeex Garsoorahan ku xukuntay in mudo shan sano ah lagala noqdo ruqsadii garsoorenimo.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com