Gudoomiyaha Saxafiyiinta Somaliland Oo Dhaliilo U Jeediyey Wariye Cali Seenyo Oo Xalay Taliyaha Ciidanka Booliska Eedeyey + [ Muuqaal ]
Gudoomiyaha ururka Suxufiyiinta Somaliland Maxamuud Cabdi Jaamac Xuuto ayaa waxaa uu dhaliilo u jeediyey war uu xalay Wariye Cali Seenyo ka sameeyey Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland