Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Dawlada Somaliland Oo Soo Saartey Amar Cusub Oo Ku Saabsan Madaxtooyada Cusub Dadka Ku Dhaw Dhaw + [ Muuqaal ]

Wasiirka hawlaha guud ee Somaliland iyo Maayarka caasimada Hargeysa ayaa waxaa ay soo saareen Amaro ku saabsan madaxtooyada cusub ee Somaliland looga dhisaayo galbeedka magaalada Hargeysa

Masuulyiintan ayaa sheegay in madaxtooyada cusub dayr keeda aan loo dhawaan Karin 500 M isla markaana aan laga ag dhisi Karin wax fooq ah

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com