Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

CABDI SICIID SALEEBAAN (CABDI DHAYLO )OO ICLAAMIYAY IN UU U TAAGANYAHAY TARTANKA DOORASHADA GOLAHA DEEAANKA EE BURCO EE DHAWAAN DALKA KA DHICI DOONA

Siciid cabdi saleebaan oo ku caan ah (CABDI DHAYLO) OO KA MD AHAA XULKII KUBADA CAGTA EE OBOLKA TODHEER 1987 NO 6 KA CIAARI JIRAY AYAA WAXAA UU SHAACA KA QAADAY IN UU U TAAGANYAHAY TARTANKA DOORASHOOYINKA DAWLADAHA HOOSE EE FOODA INAGU SOO HAYA QORAAL KOOBAN OO UU SOO DHIGAY BARTA UU KU LEEYAHA FACEBOOK AAA WAXAA UU UDHINAA SIDAN

Asc dhamaan ehel iyo asxaab , waxaan halkan ku bayaaminayaa inaan sanadka 2019 isu soo sharaxayo xildhibaan/mayor magaalada burco inshallaah , jaranjarada siyaasadana aan kasoo bilaabi doono halkan ilaa iyo kursiga dalka looga arimiyo ee madaxweynaha , hadii ala yidhaahdo


Burco waxay u baahantahay muwaadiniin burcanimadu ka go’an tahay oo u shaqeeya lkn aan ka shaqaysan , khayrkeed ayay ka hadhay burco , balan se ‘ waxaan ku qaadayaa inaan idin soo xasuusin doono mayor maxamed xuseen oo ahaa mayerkii ugu wanaagsanaa taariikhda ee burco soo mara waxqabadkiisii iyo mid kasii badan cabdi dhaylo sidoo kale waxaa uu sheegay in hadii ala ku guuleeyo xbinimada golaha deegaanka uu markale isu taagi doono golaha dhexdiisa maayarka magaalada burco isagoo sheegay in uu ku kalsoonyahay taageerayaashiisa asxaabtiisa ehelkiisa sidiiay u garb gali lahaayeen
.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com