Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Gudoomiye Ciro Oo Si adag Uga Hadley Muddo Kordhinta Guurtidu Sameysay , Hanjabaad Culus-na Diray + [ Muuqaal ]

Gudoomiye Ciro oo maanta dalka dib ugu soo laabtey ayaa waxaa uu ka Hadley muddo kordhinta ay maanta golaha guurtidu sameysay waxaana uu sheegay in xisbiga Wadani diyaar u yahay doorasho , diyaar na u yahay inay doorashadu dhacdo sanadkan 2019 , balse aanu diyaar u aheyn in kominshankan hada jooga uu doorasho danbe u qabto

Gudoomiye Ciro ayaa ku hanjabey hadii baaq yadiisa la iska dhego mariyo in aaney dalka ka dhici doonin doorasho u gaar ah xisbiyada UCID iyo KULMIYE oo xisbiga Waddani na uu dibada ka taagan yahay

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com