Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Eedo Culus Ujeediyay Xildhibaano Golaha Laga Saaray Iyo Sobobta!
Gudoomiyaha golaha guurtida ayaa eedo culus ujeediyay Todoba xildhibaan oo kamid ahaa xubnihii loo saaray mudo kordhin kuwaasi oo saakana laga saaray golaha
Gudoomiye saleeban ayaa xildhibaanadan ku eedeeyay qaran dumis
Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;