Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Tartankii orodada dhaadheer ee somaliland oo ka qaybqaadatay shirkada sagaljet

Tartankii orodada dhaadheer ee loo
yaqaano marathon ee shalay ay Wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliland qabatay laguna soo gebagabeeyay Hargeisa, Somaliland waxa maalgaliyey shirkada caalamiga ah ee #Dahabshiil_Group_of_Companies.

Waxa iyaguna ka qayb qaatay oo aad uga dhex muuqday shirkadaha Sagal_jet, Aligadhle, shirkadaha isku sidkan SBI, DASANI LIS

Abaabulka waxa ka qayb qaatay Gacmadheerefoundation

Waxa kale oo si uun uga qayb qaatay shirkado kale oo badan iyo ashkhaas isku xilqaamay in ay dalka iyo dalkiisaba wax u soo kordhiyaan, waanan ku amaanayaa oo ku hambalyeynayaa cidkasta oo qayb ka ahayd.

Dalkaaga dib wax ugu celi ganacsade

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com