“Anaga Komishanka Doorashada Hada Jooga Doorasho Noo Qaban Maayan…” Xisbiga UCID + [ Muuqaal ]

Cabdinasir Yuusuf Qodox ku xigeenka xoghayaha guud ee xisbiga UCID ayaa waxaa uu maanta shaaciyey in ka xisbi ahaan aaney diyaar u aheyn in kominshankan doorashooyinka ee hada joogaa ay doorasho danbe u qabtaan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com