Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Siyaasi Cabdilaahi Jawaan Oo Ka Hadley Kulankii Dhex Maray Madaxweyne Biixi Iyo Abiy Ahmed + [ Muuqaal ]

Siyaasi Cabdilaahi jawaan ayaa waxaa uu ka Hadley sida uu u arko kulankii shalay ku dhex maray magaalada Addis Ababa madaxweynaha Somaliland iyo raysal wasaaraha Itoobiya

Cabdilaahi Jawaan waxaa uu sheegay in markii ugu horeysay ay Itoobiya sidii ugu qiimaha badneyd u soo dhaweysay madaxweyne Somaliland ka socda

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com