Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Kenya Oo Hanjabaad Cusub U Soo Dirtey Somaliya Iyo Murankii Badda Oo Sii Xoogeystay + [ Muuqaal ]

Wasiirka arrimaha dibadda Kenya Monica Juma ayaa sheegtay in dowladda Soomaaliya si ku tala-gal ah u marin habaabineyso calaamka, kaddib shirkii London ee lagu soo bandhigay sahanka shidaalka.

Wasiirka ayaa sheegtay in gabi ahaanba marka shirkaasi la eego uu ahaa mid hor imanaya sida ay hadalka u dhigtay balantii ay horay u galeen labada dowladdood iyo dacwada ka furan maxkamada cadaallada ICJ oo gacanta ku heysa dacwada xudduud baddeedka ay isku hayaan labada dal.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com