Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Xisbiyihii Gobalka Togdheer Oo La Baxsadey Lacag 30 Milyan Ah + [ Muuqaal ]

Badhasaabka Gobalka Togdheer ayaa waxaa uu maanta warbaahinta u shaaciyey in xisbiyihii gobalka Togdheer uu la baxsadey lacag gaadheysa 30 Milyan oo Shilinka Somaliland taas oo aheyd mushaharka Shaqaalaha xafiiska gobalka muddo laba bilood ah

Sidoo kale Badhasaabka ayaa cadeeyey in aaney ilaa hada garaneen isla markaana ay baadi doon ugu jiraan xisbiyihii oo lacag la baxsadey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com