Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Akhri:- Magacyada Hudheello Ku Yaal Magaalada Hargaysa Oo Mab-Nuucay In Lagu Qabto Shir-Jaraa,id Ka Dhan Ah Xukumadda Biixi

Qaar ka mid ah Hudheelada ku yaalla magaalada Hargaysa ayaa joojiyay in ay dadka siyaasiyiinta ah ama ka soo jeeda asxaabta mucaaridka ah ay ku qabtaan shir-jaraa,id oo ay ku dhaliilayaan ama ku toosinayaa Xukumadda talada haysa ee Madaxwayne Muuse Biixi.

Hudheeladda ayaa waxaa ka mid ah Hadhwanaag Hotel, Like-Asal, Bacado, Guuleed Hotel iyo hotel Xaraf oo haddii uu siyaasigu uu doono in uu shir-jaraa,id ku dhex qabto markiiba loo imanayo iyadoo lagu war-galinayo in uu bixiyo lacag dhan 60 doolar oo kiro haddaleed ah.

Hudheelada ayaa ka midaysan talaabadani lama oga sabab keentay in laga hor istaagto siyaasiyiinta mucaaridka ah dhaliishooda.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com