Daawo:- Taliye Xigeenka Ciidanka Booliska Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Talis Cusub Oo Laga Hirgaliyay Gobolka Gabilay

Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye-guuto Cabdiraxmaan Liibaan Fooxleh oo ay weheliyaan Badhasaabka iyo Maayarka Gabilay ayaa waxaa ay xadhiga ka jareen Talis cusub oo loo sameeyay Gobolkaasi, Sidda uu warbixinta inoogu hayo Warye

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com