Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Madaxwayne Muuse Biixi Oo Shaaciyay Halka Uu Ka Furmayo Wada Hadalkii Somaliland Iyo Somaliya.

Madaxwaynaha Somaliland mudane muuse biixi cabdi ayaa jaaliyadda somaliland ee ku dhaqan dalka imaraadka carabta waxa uu u sheegay in wada hadaladii somaliland iyo somaliya dib loo soo celin doono.

Madaxwayne Muuse ayaa waxa uu tilmaamay in shirkaas ay dhex-dhexaadin doonaan waddamada Ingiriiska , Maraykanka , EU iyo waddamo kale, Turkiguna uu hoggaaminaya wadahadalada,waxaana uu tilmaamay in ay ku rajo wayn-yihiin in Guul Laga gaadho.

Shirkan ay labadda waddan qabsan doonaan ayaa waxa lagu qaban doonaa caasimadda waddanka Gaana Ee Accra ,waxaana uu madaxwaynahu tilmaamay in ay diidan yihiin arinkaasi dawlada somaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com