Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Wasiir Somaliland Oo Ah Oo Gaadhi La Qalibmay + [ Muuqaal ]

Wasiirka wasaarada Hawlaha guud ee Somaliland Cabdirashiid Xaaji Ducaale Qanbi oo maalmihii ugu danbeeyey ku sugnaa magaalada Oodweyne oo maanta u kicitamay magaalada Baligubadle ayaa waxaa uu gaadhi kula dhacay jidka u dhaxeeya Baligubadle iyo Oodweyne

Wasiirka oo la Hadley tvga Eryal ayaa sheegay in uu bed qabo oo cid wax ku noqotey aaney jirin balse gaadhigu uu Burburey , wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in deeganka uu gaadhigu kula dhacay ay tahay Bali Kaliil

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com