Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

DAAWO;-XUKUUMADA SOMALILAND OO AQBASHAY DALABKII UGA YIMID SHIRKADA DP WORLD IYO AMAR CULUS OO AY DHUL DHIGTAY GANACSATADA.

Wasiirka wasaarada ganacsiga iyo warshadaha Somaliland ayaa shaaciyay in ay aqbaleen cabasho uga timid shirakada DPW Oo la xidhiidha qiimaha sarifka shilinka Somaliland ee ay dalaceen kaasi oo kor uqaaday cashuurta laga qaado ganacsatada reer Somaliland ee dekeda berbera wax kala soo degta

Sidoo kale wasiirka ganacsiga ayaa fariin culus udiray ganacsatada wax kala soo degta dekeda berbera oo maanta shaaciyay in joojiyeen alaabtii ay kala soo bixi lahaayeen dekeda iyo waxa ay kala soo degayaanba

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com