Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Daawo :- Dekadii Magaalada Berbera Oo Gabi Ahaanba Maanta Wax Shaqo Ahi Ka Dhicin

Ganacsatada wax kala soo degta dekada Magaalada Berbera ayaa waxaa ay maanta joojiyeen inay wax kala soo baxaan dekada Berbera kadib markii lacago ay ku kordhisay shirka Dp World

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com